Warar dheeraad ah waxay ka soo baxayaan qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta lala eegtay garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, qaraxyadaasi oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac kala duwan.
Wararka ay heshay shabakada Huriwaa.com ayaa sheegay in ay ku dhinteen weerarkaasi oo ahaa mid laga soo shaqeeyey Askar ka tirsan kuwa Midowga Afirka, Dowladda KMG iyo dad kale oo [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qarax ismiidaamin ah goor dhow ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya Muqdisho.
Gaari Rooneyd ah oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa isla markaana qof naftii hore ahaa uu saarnaa ayaa isku qarxiyey afaafka hore Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, qaraxa kadibna [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Marka laga hadlayo xildhibaanada waa kuwo aad u tiro badan oo aan tayo lahayn hadana waa kuwa ay ka fusho howlo badan oo horyaala Dowlada markaasi ay la shaqeynayan.
Shaqadoodii waxa inta badan iska fuliya rag gar ah,waxaana ay xildhibano yihiin marka uu jiro khilaaf soo shaacbaxay oo u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ama Gudomiyaha [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Dunida Islaamka oo Soonka bisha Ramadaan mar wada oogay ayaa maanta waxa ay u tahay maalintii ugu dambeysay ee Soon, waxayna berri oo maalin Jimce ah u tahay Ciid.
Dalal badan oo dunida Islaamka ah ayaa iclaamiyay in Ciidul Fidriga sanadkan 1431-da Hijriyada ay ku beegan tahay maalinta Jimcada ee berri oo bisha September ay [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Sida ay ku dhisantahay, guud ahaan, nolosha caalamka aynu joogno, islamaarkaana ah xikmad aad u weyn ee Rabbi ugu talo galay in umuuruhu ay sidaa ku socdaan; waxaa ka mid ah waxyaabah iska soo horjeeda sida: mugdiga iyo iftiinka, jahliga iyo aqoonta, cudurka iyo caafimaadka, nidaamka iyo isku dhex-yaaca.., iwm
Soomaaliya, ilaa iyo maalintii ay burburtay [...]
September 9, 2010 | Posted in
Maqaalo,
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Faadumo waa gabar u dhalatay dalka mexico oo 28 jir ah, waxay ku soo barbaartay family yahuud ah iyo mujtamac yahuud ah, waxay ka waramaysa qisadii ay ku islaamtay.
Raadinta xaqiida ?????
Iyadoo ka warameysa qisadeeda waxay tiri: Afar sanno ka hor waxay noloshayda ku sugnayd jawhareer badan waxaana igu wareegayey su’aalo badan, taasoo u baahan sidii [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey guddoomiyaha Baarlamanka Shariif Sakiin inuu bilaabay diyaarinta mowshin ka dhan ah Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Mudane ka tirsan baarlamanka KMG ee Soomaaliya oo naga codsaday inaan la magacaabin ayaa sheegay Guddoomiyaha Baarlamanka inuu wado diyaarinta Mowshin ka dhan ah Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Maamulka Ururka xizbul Islaam Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa shalay gelinkii danbe Xukuno Tacziir ah ku fuliyey ilaa 10 ruux oo Masoomayaal ah, kadib markii laga soo qabqabtay xaafadaha degaankaasi.
Dadkan la tacziiriyey waxaa ka mid ahaa qof dumar ah waxayna ku mashquulsanaayeen Qayilaad xili lagu jiro Bisha Ramadaan oo ay xaaraan tahay in Cudur daar la’aan [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Dagaalo iyo duqeymo la isku adeegsaday hubka noocayadiisa kala duwan ayaa habeenimadii xalay caasimada Magaalada Muqdisho ku dhex maray Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya oo kaashanayaan ciidamada AMISOM iyo dhinacyada Islaamiyiinta hubaysan ee ka soo horjeeda.
Dagaaladan waxay ka dhaceen Degmooyinka Boondheere, C/casiis iyo Hodon ee Magaalada Muqdisho, waxaana madaafiic culus oo labada dhinac is dhaafsanayeen [...]
September 9, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Ururka Xizbul Islaam Sheekh Ibraahim Barre ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed gaar ahaan Gobolka Banaadir in salaada Ciida ku soo dukadaan baro cayiman oo ururka ugu talagalay in lagu tukado Salaada Maalinta Ciida.
Ex Warshadii hore ee baastada iyo Shirkada Coca Cola ayuu sheegay guddoomiye ku xigeenka in lagu tukanayo [...]
September 8, 2010 | Posted in
Wararka |
WARKII OO DHAN »