Sida ay ku dhisantahay, guud ahaan, nolosha caalamka aynu joogno, islamaarkaana ah xikmad aad u weyn ee Rabbi ugu talo galay in umuuruhu ay sidaa ku socdaan; waxaa ka mid ah waxyaabah iska soo horjeeda sida: mugdiga iyo iftiinka, jahliga iyo aqoonta, cudurka iyo caafimaadka, nidaamka iyo isku dhex-yaaca.., iwm
Soomaaliya, ilaa iyo maalintii ay burburtay [...]
September 9, 2010 | Posted in
Maqaalo,
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Bismillaah, caalamkan aan kunoolnahay wuxuu soo maray maraaxil kala duwan, waxaa jiray waqti dadku ey sinaayeen, waxaa jiray waqti la’is adoonsado, waxaa jiray ilaa iyo maantana jiro wax layiraahdo cunsuriyad, intaba waa wax ey dadku yaqaanaan, maraaxisha noloshana lasocday, balse waxa kucusub dunidan kana fool xun wixi kahoreeyay waa arinta aan u waayay eray bixin [...]
July 19, 2010 | Posted in
Maqaalo,
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Dhaqdhaqaaqyada ugu danbeyay ee sameynayaa kooxo xagjiriinta ee Soomaaliya ka jiro waxa ay cabsi ku abuurtey in badan oo wadamada caalamka, gaar ahaan kuwa gobolka geeska afrika taas oo keentay iney dadka Soomaalida si gaar ah gacanta loogu fiiqo.
Inta badan waxa ay taasi ku dhacdaa dhalinyarada Soomaalida ee duulimaadyada galayo kuwaas oo muddo badan la [...]
Qormadan waxaan gogol dhig ugu samaynaya god cusub oo qalinmaalku ku eegan laf dhabarka mushkiladda Soomaaliya ,waxaana ku daah furaya afarey uu tiriyey abwaanka Soomaaliyeed ee Hadraawi”Garashadu hadday ruux la tahay suu u garanayo,garaadkiisu suu qabo haddii loola garan waayo,gar-darruu u qaataa ninkii yiri garaadkiise”. Hadba sidda loo fakarayo ayeey ku xiran tahay sidda horumar [...]
June 9, 2010 | Posted in
Maqaalo,
Wararka |
WARKII OO DHAN »
Shariif Xassan Sheekh Aadan oo ay dhowaan Baarlamaanka Dowladda Federaaliga KMG ahi u doorteen Goddoomiye, horena u ahaa Wasiirka Maaliyadda, ahaana Raysulwasaare kuxigeen Xukuumadda CCC Sharmaarke, ayaa waxaa inta badan doorashadiisii aad uga biyadiidey in badan oo kamid ah Mushtamaca Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka oo iyadu ah tan kaliya ee aqoonsiga iyo taageerada lagarab taagan [...]
Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed.[1] Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah.[2] Prof. Michael Weinstein wuxuu soo jeediyay abaabulka “Dhaqdhaqaaq Labaad ee Gobannimadoonka Soomaliya” si loo badbaadiyo Qaranka Soomaliyeed. Hase [...]
May 28, 2010 | Posted in
Maqaalo |
WARKII OO DHAN »
Waxey aheyd bishii May 1991 markii ey gobalada waqooyi ee soomaaliya kudhawaaqeen in ey kagoosteen qeybaha kele ee jamhuuriyada soomaaliya, kaliyah sadax bil kabacdi burburkii dowladii dhexe ee soomaaliya. Dhulkaan oo kakooban sadax gobal oo dhamees tiran (awdal, waqooyi-galbeed iyo togdheer) iyo qeybo kamida laba gobal (sool iyo sanaag) ayaa loogu magacdaray jamhuuriyada Somaliland.
Dadaalki ey [...]
May 26, 2010 | Posted in
Maqaalo |
WARKII OO DHAN »
La yaab badan ma laha in xukuumada iyo gudoonka baarlamaanka ay wada dhacaan maalin qura iyagoo sababta tahay khilaaf xoogan oo dowlada ka dhex jiray balse si toos ah loo shaacinin.
Madaxweynaha dowlada federalka Shariif Sh. Axmed ayaa saxafada la hadlay ku dhawaaqay inuu xukuumada kala direy, uuna soo magacaabi doono Ra’isal wasaare cusub, waxa sidoo [...]
Muqaawamadamadii way waalatay wayna miyir la’yihiin shaki kama jiro taas ee wax dhaama ma haynee allow daboolka iyo daaha saaran ka qaad oo sunnada qaadsii, maxaa yeelay:
Iyagoo dalka ammaan ka dhigaya, dadka kala celinaya, safarkii dagaal ooguhu dhibay ku noolaadeen, ayey waa yaabe la yimaadeen calaamadihii kibirka iyo isla weynida iyo alla ka fogaanshaha [...]
May 10, 2010 | Posted in
Maqaalo |
WARKII OO DHAN »
Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay ka unkantay isku darki 1 Luulyo 1960 labadii Baarlamaan ee 33 xildhibaan Soomaaliland iyo midkii Soomaaliya 90 xildhibaan ee Ingiriska iyo talyaaniga kala gumeysan jireen,si hadafkaas lagu meel mariyo waxaa la isku raacay 20 kii Jun 1961 in ummadda afti ku oggolaato tastuur mideynaayo Soomaaliland iyo Soomaaliya, oggolaanshihii tastuurka waxaa ka [...]
May 10, 2010 | Posted in
Maqaalo |
WARKII OO DHAN »