Where is our Flag? Maalmo macaan oo ay ka danbeyeen murugo iyo dhiig

Wararkii ugu Danbeeyay iyo Faaladooda kal soco Warbaahinta Wararkeedu Sugan yihiin Huriwaa.com

Category archives for: Diinta

Axkaamta Soonka

Axkaamta Soonka

Axkaamta Soonka Bisha Soon, waa bil uu Eebbe (sw) dhex yeelay fadli aad u weyn. Bisha Soon waxaa loogu magac daray bishii qur’aanka, taasoo macnaheedu tahay in qur’aanka la soo dejiyay bil Ramadaan., sida ku cad aayad qur’aan ah. Waa bil uu Ilaah furo albaabada Jannada, uuna xiro albaabada Naarta.
Waa bil uu Ilaah [...]

Waxa qalbiga madoobeeya & waxa Hagaajiya.

Waxa qalbiga madoobeeya & waxa Hagaajiya.

 

 

 

Waxa qalbiga madoobeeya & waxa Hagaajiya.
Wey badan yihiin waxyaabaha qalbiga madoobeeya waxaanan wax uga sheegi doonaa si kooban. Sida qalbiga looga sifeynayo ka sheekeynteeduna wey dheertahay, waxaanse ka sheegi doonaa intaan ka garaneyno ee Allaah naga karsiiyo. Daaweyntiisu wey adag tahay ilaa qof uu illaahay u fududeeyey maahee. Waxaan ka bilaabeynaa sida uu qalbigu u [...]

Dardaarankii nabiga (CSW) marka ay naftu soo haleeshay

Dardaarankii nabiga (CSW) marka ay naftu soo haleeshay

Khayrul Khalqil Lah’…..Nebigu (CSW) wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday.
Sayid-Bilaal ayaa aadamay aadaankii salaadda subax wuxuu istaagay albaabka guriga Nebiga(CSW), wuxuuna yiri: (Assalamu caleyka yaa rasuululaahi) Faaduma ayaa tiri: “Rasuulkii Illahey nafsadiisa ayuu ku mashquulsan yahay” [...]

CABDULLAAHI BINU CABBAAS

CABDULLAAHI BINU CABBAAS

 

 

CABDULLAAHI BINU CABBAAS

الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Cabdullaahi Binu Cabbaas waxay ilmo adeer ahaayeen Nebiga (scw), wuxuuna ahaa Saxaabigii ugu aqoonta badnaa sida tusaale ahaan marka la eegayo tafsiirka iyo macnaha xeesha dheer ee qur’aanka oo Rasuulka (scw) ayaaba arrinkaa ugu duceeyay. Wuxuu caan ku ahaa Alle ka [...]

Dar Daaranka Dadkii Wanaagsanaa

Dar Daaranka Dadkii Wanaagsanaa

Dardaaranka Dadkii Wanaagsanaa
“Dardaaran”
“Islaamku waa Diin ugu yeedha dadka, in ay noqdaan kuwo garasho leh.
Nabigeeni (SCW) waxa uu yidhi, “ Mu’minku waa ka garashada leh, ee adag Allena (S.W.T) wuu ka jecel yahay Mu’minka tamarta yar”.
Cumar Bin-Al-Khadaab Allah-ha ka raali noqdee isna, waxa laga hayaa, “Ma ihi mid dadka dhagra, la imana dhagri karo” Alle (S.W.T) [...]

ADAABTA SALAADA CIIDA …

ADAABTA SALAADA CIIDA …

Waxaa la wada ogsoon yahay ummad walba waxay leedahay ciido u gaar ah iyo meelo gaar oo ay weyneeyaan. Annagu haddaan Muslimiin nahay waaxaan leenahay labo ciidood oo kaliya. Kuwaasoo kala ah
1. Ciidda Soonfur
2. Ciidda Carafo .
Waxaa kaloo jira ciidda todobaadka oo ah malinta Jimcaha. Anas Ibnu Maalik Allah ha ka raali noqdee wuxuu yiri: [...]

Saxiix Albukhaari

Saxiix Albukhaari

Ibnu Cabaas isaga iyo aabihiisba Allaah haka raali noqdee wuxuu yiri: Nabigu (SCW) wuxuu yiri: ” Waxaa la i tusiyay naarta dadka ugu badan dumarka, (maxaa yeelay) Sama-falkay xumeeyaan, waxaa la yiri: ” Ma Allaah ayey abaal xumeeyaan (caasiyaan)? wuxuu yiri ninkooda ayey abaal xumeeyaan, Samafalkana way xumeeyaan oo haddaad midood u samo-fasho waligaa, ka [...]

Advertisement href="http://www.gobolada.com/cod/madaxweyneshariif.rm">
Madaxweyne Sheikh Shariif Ma shaley Buu Qaldanaa Mise Maanta Ayuu Saxanyahay?Siyaasada miyaa wajiya Badan? mise shaqsiga ayaa wajiya badan (shalay iyo Maanta)(Dhagayso Barnaamij aan ka diyaariney Wareysiyadii Laga qaaday) By;Shafka

Recently Commented