Qaybtii 6aad
Muddo laba bilood ah bay ku jirtey xaalad u dhaxaysa nolol iyo dhimasho. Caafimaadkeedii ayaa xumaaday. Waxaa la huwiyey bustaha dhaxanta laga galo. Aabaheed iyo walaasheed oo Dubai iyo Nayroobi kala joogey xitaa waa loo yeeray si ay gunaanadkeeda goobjoog uga noqdaan. Saaxiibteed Hodon iyo hooyadeed ayaa daqiiqad kasta dultaagnaa. Maalin kasta waxaa la [...]
May 31, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Qaybtii 5aad
Idman intey goor hore toostay bay is-diyaarin iyo is-qurxin iskula dhaqaaqday. Waa maalintii uu gacaliyaheed Shirwac iman lahaa Gaalkacyo. Kala doorashada dharkii ay xiran lahayd ayaa waqti dheer ku qaadatay, ugu dambeyntiise intey mid uun isaga nasiibsatay bay daaradda guriga usoo baxday. Waxay ahayd goor barqo ah oo ku beegan qiyaastii 9:00 aroornimo. Islamarkiiba, [...]
May 19, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Qaybtii 4aad
Taleefanka gurigiisu waa uu iska dhacayaa sidii tiiyoo cidla’ looga guurey. Dhambaalladii tirada badnaa ee ay u dirtay wax jawaab ah kama hayso. Maxaa wiilkii qabsaday, ma ku nacay, ma la isku kiin diray, ballantii miyuu kaaga baxay, ma nool yahay, ma dhintay, ma xanuunsaday, mise si kalaa wax u jiraan bay iskula hadashay. [...]
April 27, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Qaybtii 3aad
Idman iyo Shirwac waxay caadeysteen in ay habeen kasta dhowr saacadood taleefanka ku wada hadlaan. Sheekadoodu waxay billaaban jirtey saqda dhexe habeenkii markey dhammaan reerku kala seexdaan, waqtigaas oo ahaa waqtiga keliya ee ay Idman si xorriyad leh ula sheekeysan kartey gacaliyaheed Shirwac. Sidaas awgeed, habeen kasta waxay ku dhafri jirtey taleefanka. Habeen- dhafarkeedu [...]
April 17, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Qaybtii 2aad
“Naa heedhe, sheekadaas waa la innooga daran yahaye, maxaa cusub, adiga iyo Shirwac xaggee wax idiin marayaan?” bay Hodon lasoo boodday markey iyada iyo saaxiibteed Idman cabbaar ku fogaadeen sheekooyin kale oo ku saabsanaa gabdho iyo wiilal ay asaxaab ahaayeen. Hodon iyo Idman waxay ahaayeen saaxiibbo isku dhaarta. Waxay ahaayeen sheeko-wadaag hoose oo xanta [...]
April 8, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Qaybtii 1aad
Waxay ahayd goor maqrib ah oo ay isu diyaarineysey in ay aaddo golaha Internetka oo ay beryahaas si weyn ugu waalnayd. Waxay khadka MSN-ka kula ballansanayd wiil ay wada socdeen oo degganaa magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.
Markey timid golihii internetka, waxay durba gashay khadkii MSN-ka oo uu kusii sugayey saaxiibkeed. Markey cabbaar fadhidey bay [...]
April 1, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Haddii lagu waydiiyo faraqa u dhexeeya jacaylka dhabta ah iyo ka been beenta dhalanteedka ah maxaad odhan lahayd?
Inta aanad su’aashan ka jawaabin marka hore waa in aad taqaanaa waxa jacaylku yahay iyo macnihiisa guudba, erayga jacayl oo af ingiriisiga lagu yidhaahdo LOVE waxa uu ka kooban yahay 4 xaraf oo la isku daray midkastaana macno [...]
March 16, 2010 | Posted in
Sheeko,
Suugaan |
WARKII OO DHAN »
WAA QISO DHAB AH
Waa sheeko musiibo ah Gabari ay oga sheekaynayso
saaxibaddeed……….Wallaahi waa Yaabka yaabkiisa Musiibo tii u waynayd dheh ……
Assalaamu calaykum walaalaheyga sharafta laheey waan ku salaamay. Salaan ka dib Marna ma rumaysanaysid waxa igu dhacay iyo waxaan dhib naftayda u soo jiiday, aduunkan waxa iigu wayn oon doonayo maanta waa danbi
dhaaf ilaaah iyo INAAN [...]
March 9, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda London iyadoo ay u dhaxeysay lamaane soomaaliyadeed, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa C/laahi iyo Hoodo. Hadaba C/laahi Ayaa ka warmaaya sidii aay wax u dhaceen, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-
Waxaan ku dhashay caasimadda Muqdisho, sanadka markuu ahaa 1980-kii, waxa aan nasiib u yeelanay dhamaan aniga iyo qoyskayga inaan soo [...]
March 6, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »
Waa nin darawal ahaan jiray, sida aan ogsoo nahay darawaliintii hore way naago guursi badnaayeen sanadkii 1984 ayaa nin la dhaho Xassan Raabi oo darawal ahaa yaa wuxuu tagay Hargeeysa wuxuu guursaday Gabadh lagu magacaabo Caasho guuleed mudo ayuu qabay waxeeyna isfureen iyadoo caasho guuleed uur u leh . Xassan Raabi wuxuu isga noqday koonfur [...]
March 4, 2010 | Posted in
Sheeko |
WARKII OO DHAN »