Where is our Flag? Maalmo macaan oo ay ka danbeyeen murugo iyo dhiig

Wararkii ugu Danbeeyay iyo Faaladooda kal soco Warbaahinta Wararkeedu Sugan yihiin Huriwaa.com

Archive for: February, 2010

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG iyo Hogaamiyaha Liibiya oo ka wada hadlay Xaaladaha Dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG iyo Hogaamiyaha Liibiya oo ka wada hadlay Xaaladaha Dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo gaaray dalka Liibiya ayaa kullan kula qaatay Magaalada Tripoli dhigiisa Dr. Bakhdaadi.
Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa kala hadlay sidii  Dowladda Liibiya kaalin uga geysan lahayd xasilooni ku soo dabaalida Dalka Soomaaliya iyo soo celinta Amaanka Dalka soomaaliya oo hadda dowladda KMG dadaalo ugu jirto [...]

Madaxweynaha Soomaaliya oo maalmaha soo socda dalka Ingiriiska laga sugayo.

Madaxweynaha Soomaaliya oo maalmaha soo socda dalka Ingiriiska laga sugayo.

Warar aanu ka helnay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed horaanta bisha Maarso uu booqasho ku tegayo dalka Ingiriiska.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in uu casuumaad ka helay xukuumadda Ingiriiska, isla markaana bisha Maarso ee berri curanaysa 10-keeda ay ku beegan tahay xilliga [...]

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Muqdisho ku ugaarsan doonaan Al-shabaab.

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Muqdisho ku ugaarsan doonaan Al-shabaab.

Sheekh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo ka mid ah Madaxda Ururka Xisbul Islaam ayaa ka hadlay arimaha Gobalada jubooyinka waxa uuna sheegay in ay xoojimn doonaan dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab. 
Axmed madoobe oo sheegay inuu ku sugan yahay degmada Afmadow ee gobolka Jubadda hoose ayaa sheegay in ay hubaan in ay meesha ka saari [...]

Al-shabaab oo WFP ku amray in ay joojiso howlaha ay ka wada Soomaaliya (bayaan).

Al-shabaab oo WFP ku amray in ay joojiso howlaha ay ka wada Soomaaliya (bayaan).

بسم الله الرحمن الرحيم
 WFP waa inay joojisaa Dhamaan howleheeda Gudaha soomaaliya. 
Muqdisho,(15/03/1431)- laga bilaabo maanta,dhamaan howlaha hay’ada WFP ka hayso gudaha soomaaliya waa la joojiyey ,hay’adana waa la mamnuucey kabib markii loo kuur galay dhibaatada mashruuceed loogu yeero Cunta qeybinta ay ku hayso dadweynaha soomaaliyeed. 
Xafiiska la socodka Arimaha Hay’adaha Ajnabiga ah (OSAFA) ayaa u arkay inay [...]

Dagaal ka socda qeybo ka mid ah Degmada Hodon.

Dagaal ka socda qeybo ka mid ah Degmada Hodon.

Dagaal xoogan oo haatan ka socda wadada dabka ee magaalada muqdisho kaas oo u dhexeeya ciidanka dowlada KMG ah iyo xoogaga ka horjeeda waxaana la maqlayaa rasaasta qeybeheeda kala duwan. 
Iska hor imaadka ayaa ku bilowday rasaasta yar yar waxaana markii danbe goobahaas laga maqlay madaafiicda cul culus oo laysku adeegsanayo sida ay sheegeen dadka ku [...]

Maamulka Degmada Wadajir oo sheegay in ay dileen laba ruux oo xalay Miino ku aasayay Xaafada Buulo-xuubeey.

Maamulka Degmada Wadajir oo sheegay in ay dileen laba ruux oo xalay Miino ku aasayay Xaafada Buulo-xuubeey.

Meydadk laba wiil oo dhalinyara ah ayaa saaka yeela xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dadweyne farabadan ay halkaas isugu soo baxeen sida ay ku waramayaan wararka halkaas laga helayo.
Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka wadajir ayaa lagu waramay in halkaas ay soo ku sugan yihiin,islamarkaana u diidaya shacabka ay tagaan goobta lagu [...]

AMISOM oo Idaacad ku hadlaysa Afka Soomaaliga ka furtay Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya.

AMISOM oo Idaacad ku hadlaysa Afka Soomaaliga ka furtay Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya.

Wararka laga helayo Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Idaacad ku hadlaysa afka Soomaaliga ayaa laga furay magaaladaasi taasoo ay maalgelinayso AMISOM.
Idaacaddaas oo lagu magacaabo Bar-kulan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay hawada soo gasho, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta Idaacaddaas ka howlgalaya.
Waxa ay mas’uuliyiin ka tirsan Idaacaddani ay sheegeen in xilliga [...]

Maamulka Degmada wadajir oo soo bandhigay Ciidamo ka soo goostay xoogaga ka horjeeda Dowlada KMG ah.

Maamulka Degmada wadajir oo soo bandhigay Ciidamo ka soo goostay xoogaga ka horjeeda Dowlada KMG ah.

Gudoomiyaha degmada Wadajir ee dowladda KMG Axmed Cadow daaci ayaa maanta soo bandhigay dhalinyaro ka badan 7-askari oo la sheegay in ay ka soo goosteen xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG ah ee Soomaaliya.
Maamulka degmada wadjira ayaa sheegay in dhalinyaradaan ay ahaayeen kuwa ka tirsanaa ururka Xizbul Islaam, iyagoo intaa ku daray in ay soo dhaweynayaan [...]

Amaanka wadooyinka Gobolka Hiiraan oo laga dayrinayo.

Amaanka wadooyinka Gobolka Hiiraan oo laga dayrinayo.

Wadooyinka dhexmara gobalka hiiraan ayaa lagu waramayaa in laga soo sheegayo falal amaan xumo ka dib kooxo hubaysan oo wadooyinkaas ka wada falal lagu dhacayo dadka rakaabka ah ee isaga kala goosha Gobolada dhexe. 
Wararka ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay gaadiid ku weerareen saacadihii ugu danbeeyay agagaaraha magaalada Baladweyne gaar ahaan tuulada baardhere oo aan [...]

Ii sheeg ninkaan faqiirka ah sidee buu kuu qabi karaa?

Ii sheeg ninkaan faqiirka ah sidee buu kuu qabi karaa?

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Kaaraan ee magaaladda Muqdisho. Waxayna u dhaxeysay lamaane somaliyadeed oo la is diiday oo dad badan ay ka yaabisay. Labadan lamaane ayaa waxa lagu kala magacaa Anwar iyo Salma. Wiilka ay dhacdadan naxdinta leh ku dhacday ayaa nala soo xiriiray isagoo nooga waramay sidii ay wax u dhaceen. Waxayna [...]

Advertisement href="http://www.gobolada.com/cod/madaxweyneshariif.rm">
Madaxweyne Sheikh Shariif Ma shaley Buu Qaldanaa Mise Maanta Ayuu Saxanyahay?Siyaasada miyaa wajiya Badan? mise shaqsiga ayaa wajiya badan (shalay iyo Maanta)(Dhagayso Barnaamij aan ka diyaariney Wareysiyadii Laga qaaday) By;Shafka

Recently Commented