Where is our Flag? Maalmo macaan oo ay ka danbeyeen murugo iyo dhiig

Wararkii ugu Danbeeyay iyo Faaladooda kal soco Warbaahinta Wararkeedu Sugan yihiin Huriwaa.com

Archive for: March, 2010

Madaafiic caawa lagu garaacay qeybo ka mid ah degmada Hodon.

Madaafiic caawa lagu garaacay qeybo ka mid ah degmada Hodon.

Duqeyn culus ayaa caawa ku socota xaafadaha degmada Hodon ee Gobalka banadir, iyadoo duqeyntaas ay geysanayaan Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Abaaro 6:30 ayaa caawa ayaa duqeyn waxa ay ku bilaabatay xaafadaha degmada Hodon waxaana halkaas ku dhacayay madaafiic kala duwan oo ay ku jiraan hoobiyaal sida ay ku soo waramayaan dadka halkaas ku [...]

Madaxweynaha dowladda KMG oo kullamo gaar gaar ah Magaalada Addis ababa kula qaatay Madaxweynaha maamulka Puntland iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha dowladda KMG oo kullamo gaar gaar ah Magaalada Addis ababa kula qaatay Madaxweynaha maamulka Puntland iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya ayaa sheegaya madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Magaaladaasi kullamo gooni gooni ah la qaatay Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Meles Zanawi.
Hotelka Sheekh Shariif ka dagan yahay Magaalada Addis ababa oo xalay soo gaaray ayaa [...]

Neighbours’ wars make Nairobi the refugee capital of Africa

Neighbours’ wars make Nairobi the refugee capital of Africa

NAIROBI // Refugees from East Africa’s devastating conflicts have regularly flocked to Kenya, a bastion of stability in the troubled region. As the wars, such as Somalia’s 20-year conflict, drag on, refugee camps in Kenya are overflowing.
Now refugees from Somalia, Congo, Ethiopia and Sudan are migrating from the crowded, squalid camps in Kenya’s hinterland to [...]

Pentagon eyeing drone shift to aid Somalia

Pentagon eyeing drone shift to aid Somalia

WASHINGTON — The Pentagon is considering dispatching surveillance drones and other limited military support for a Somali government offensive against al-Qaida-linked insurgents, U.S. officials said, part of a cautious move to increase U.S. assistance to the anarchic African nation.
U.S. diplomats are pressing Somali leaders to detail the goals of the looming assault, in order to [...]

Al Shabaab oo Hanjabaad u jeediyay diyaaradaha dagaalka iyo maraakiibta ku sugan xeebaha Marka.

Al Shabaab oo Hanjabaad u jeediyay diyaaradaha dagaalka iyo maraakiibta ku sugan xeebaha Marka.

Gudoomiyaha maamulka al shabaab ee gobalka Shabeelada hoose Sheekh Maxamed Cabdala ayaa digniin u jeediyay maraakiibta iyo diyaaradaha dagaalka ee ku sugan xeebaha Gobalka shabeelada Hoose ka dib markii maalmahaan diyaradaha lagu arkayay hawada magaalada Marka.
Sheekh Maxamed Cabdala oo shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Marka ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka iyo maraakiibta shisheeye [...]

Mareykanka oo diyaarado kuwa wax basaasa u soo diraya Soomaaliya.

Mareykanka oo diyaarado kuwa wax basaasa u soo diraya Soomaaliya.

Waaxda gaashaandhigga ee maraykanku ayaa sheegeysa inay dhici karto in la adeegsado jasiiradaha Sychelles oo laga soo kiciyo diyaaradaha milateri ee sahanka haddi loo baahdana la adeegsado cutubyo kooban oo ah kamaandoos oo fuliya hawlgallo gaar ah sida laga soo xigtey Saraakiil ameerikaan ah.
Qorshahaan diyaaraha basaaska loogu soo dirayo Soomaaliya ayuu ameerikaanku ku sheegay taageero [...]

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne sheekh shariif oo adis ababa gaaray.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne sheekh shariif oo adis ababa gaaray.

Madaxweynaha Dowlada KMG ah iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada adis ababa ee xarunta dalka Itoobiya k dib markii uu ka dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya sida ay sheegayaan masuuliyiin ka tirsan dowlada KMG ah.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in madaxweynaha iyo wafdigiisa ay gaareen adis ababa ka [...]

dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo saaka ka jira dhoobley iyo Libooya Kenya.

dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo saaka ka jira dhoobley iyo Libooya Kenya.

Waxaa kacsan xaalada deegaanada dhoobleey iyo libooya kenya ka dib markii halkaas ay soo gaareen ciidamo kala taabacsan dowlada Kenya iyo xoogaga al shabaab ee gacanta ku haya Jubooyinka.
Wararka halkaas laga helayo saaka ayaa sheegaya in ciidamo farabadan oo kenyaan ah ay soo buux dhaafiyeen xuduuda ay la wadaagaan gubooyinka, iyadoo ciidamada al shabaab ay [...]

(SAWIRO) Guddoonka Baarlamanka Dowladda KMG oo sheegay Fadhiyada baarlamanka in lagu qaban doono Xarunta Golaha Shacabka.

(SAWIRO) Guddoonka Baarlamanka Dowladda KMG oo sheegay Fadhiyada baarlamanka in lagu qaban doono Xarunta Golaha Shacabka.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamanka Dowladda KMG ee Soomaaliya Prof: Maxamad cumar Dalxa oo maanta Booqasho ku tagay Xarunta Golaha Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey dhismaha ka socdo gudaha Xaruntaasi.
Dalxa ayaa sheegay in la soo afjaray wajiga koowaad dib u dhiska Xaruntii Golaha Shacabka Soomaaliyeed, wixii ka danbeeyana kullamada Baarlamanka ka dhici doono Gudaha [...]

Al shabaab oo sheegay in ay bilaabeen wajigii labaad ee lagu bur burinayo dhismayaasha Qabuuraha.

Al shabaab oo sheegay in ay bilaabeen wajigii labaad ee lagu bur burinayo dhismayaasha Qabuuraha.

Saraakiisha Sar sare Al Shabaab ayaa sheegay in ay bilaabeen wajigii labaad ee waxa logu yeeray la dagaalanka shirkiyaadka, iyadoo qorshahaan cusub oo ay bur burinayaan dhismiyaasha laga sameyay qabriyada.
Sheekh C/rashiid Abuu Yoonis oo ka mid ah saraakiisha al shabaab ayaa sheegay in qorshahaan ay gaba ahaanba ay ku baa’binayaan dhismayaasha laga bixiyay qabriyada ay [...]

Advertisement href="http://www.gobolada.com/cod/madaxweyneshariif.rm">
Madaxweyne Sheikh Shariif Ma shaley Buu Qaldanaa Mise Maanta Ayuu Saxanyahay?Siyaasada miyaa wajiya Badan? mise shaqsiga ayaa wajiya badan (shalay iyo Maanta)(Dhagayso Barnaamij aan ka diyaariney Wareysiyadii Laga qaaday) By;Shafka

Recently Commented