Daqiiqado ka hor ayaa suuqa bakaaraha waxaa lagu dilay Nin ganacsata ahaa sida ay sheegayaan dadka ganacsatada ah ee ku sugan gudaha Suuqa bakaaraha..
Wararka ayaa sheegaya in ganacsadahaas uu goob ganacsi ku laha gudaha dilka loo geystay uu u sugnaa qeybta bagaashka ee Suuqa bakaaraha waxaana dilkiisa fuliyay rag ku hubaysan bastoolado , kuwaas oo aan la garaneyn hebtooda.
Ninka dilka loo geystay ayaa lagu magacaabaa deerow sida lagu waramay iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan inuu ka tirsanaa al shabaab.
Dilkan ayaa noqonaya kii labaad ee ka dhaca suuqa bakaraha, kaas oo aan la ogayn cida dilkiisa fulisay mana jiraan cid loo qabtay dilkaas.
Wixii warar ah kala soco huriwaa






