Where is our Flag? Maalmo macaan oo ay ka danbeyeen murugo iyo dhiig

Wararkii ugu Danbeeyay iyo Faaladooda kal soco Warbaahinta Wararkeedu Sugan yihiin Huriwaa.com

Barakacayaasha ku dhaqan deegaanka garasbaaleey oo ka cabanaya madaafiic ku soo dhacda deegaankaas.

Posted by staff on Mar 9th, 2010 and filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Qaar ka tirsan dadka u barakacay deegaanka Garasbaaleey ee u dhexeeya magaalada Muqdisho iyo deegaanka Ceelasha biyaha ayaa ka cabanaya madaafiic ku soo dhacda deegaanadaas xiliyada ay dagaalamayaan Ciimada AMISOM iyo xoogaga hubaysan.
Qoysaskaan ku barakay ayaa sheegay in qasaare ka xunyihiin madaaficda ku soo dhacaysa deegaanada ay degan yihiin, islamarkaana ay ka soo gaaraan qasaare madaafiicdaasi oo ay soo tuuraan sida al sheegay Ciidamada Midowga afrika.
Waxa ay ka codsadeen dowlada KMG ah in ay Ciidamada AMISOM ku cadaadiso in ay madaaficda ka joojiyaan,islamarkaana ay u naxaan dadka masaakiinta ah ee ka soo cararay guryohoda Muqdisho.

dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay ka dib markii madaafiic ay ku soo dheceen deegaanka garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho waxaana ku dhintay in ka badan shan ruux

Xafiiska Wararka Huriwaa ,Muqdisho
Wararka@huriwaa.com webmaster@huriwaa.com

Categories: Wararka
Tags:

Qoraalkan in feker laga dhiibto waxaa diiday Maamulka warbaahintan

Advertisement href="http://www.gobolada.com/cod/madaxweyneshariif.rm">
Madaxweyne Sheikh Shariif Ma shaley Buu Qaldanaa Mise Maanta Ayuu Saxanyahay?Siyaasada miyaa wajiya Badan? mise shaqsiga ayaa wajiya badan (shalay iyo Maanta)(Dhagayso Barnaamij aan ka diyaariney Wareysiyadii Laga qaaday) By;Shafka

Recently Commented