Where is our Flag? Maalmo macaan oo ay ka danbeyeen murugo iyo dhiig

Wararkii ugu Danbeeyay iyo Faaladooda kal soco Warbaahinta Wararkeedu Sugan yihiin Huriwaa.com

Dagaal ka dhacay saaka magaalada Muqdisho

Posted by staff on Mar 10th, 2010 and filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Dagaalo qaraar ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho gaara ahaan waqooyiga magaalada, kuwaas oo u dhexeeya Ciidamada dowlada KMG ah iyo xoogaga ka soo horjeeda.

Abaaro 6:30 subaxnimo ayaa waxaa deegaanada shibis iyo cabdi casiis ka qarxay dagaal aad u culus oo laga dareemay dhamaan magaalada Muqdisho waxaana dagaalka laysku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

Daryanka madaafiicda kala duwan oo ay is dhaafsanayaan labada dhinac ayaa saameyn ku yeeshay dadka deegaanadaas ku dhaqan iyadoo madaafiicda qaar ka ku dhaceen deegaano ka fog halka ay dagaaladu ka socdaan.

Si kastaba ha’ahaatee dagaalka ayaa la ogayn khasaaraha uu geystay in kasta oo la ogaan doono saacadaha soo socda ee maanta.

Xafiiska Wararka Huriwaa,Muqdisho
warar@huriwaa.com webmaster@huriwaa.com

Categories: Wararka
Tags:

Qoraalkan in feker laga dhiibto waxaa diiday Maamulka warbaahintan

Advertisement href="http://www.gobolada.com/cod/madaxweyneshariif.rm">
Madaxweyne Sheikh Shariif Ma shaley Buu Qaldanaa Mise Maanta Ayuu Saxanyahay?Siyaasada miyaa wajiya Badan? mise shaqsiga ayaa wajiya badan (shalay iyo Maanta)(Dhagayso Barnaamij aan ka diyaariney Wareysiyadii Laga qaaday) By;Shafka

Recently Commented