Where is our Flag? Maalmo macaan oo ay ka danbeyeen murugo iyo dhiig

Wararkii ugu Danbeeyay iyo Faaladooda kal soco Warbaahinta Wararkeedu Sugan yihiin Huriwaa.com

Mareykanka oo sheegaya in ay ka go’antahay in dowlada KMG ah uu ku gacan siiyo la wareegida Caasimada Muqdisho.

Posted by staff on Mar 10th, 2010 and filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

General William Ward waxa uu u xogwarramayey guddi ka tirsan golaha Senate-ka waxa warbixintiisa ku sheegay in ay jirto qorshe haatan socda oo ah in gacan lagu siiyo dowlada KMG ah sidii ay gacanta ugu qaban lahayd magaalada Muqdishu

faahfaahin dheeri ah kama bixin qorshaha Milateri oo ay ku lug leedahay dowlada Mareykanka,isagoo sheegay in Maraykanku uu taagerayo in waxa uu ugu yeeray xagjir laga saaro goobaha ay

haystaan,islamarkaana ay umaamuli lahayd dowlada KMG ah.
Taliyaha Ciidamada Ameerikaanka ee afrika waxa uu sheegay in Mareykanka ay ka go’antahay gacan siinta dowlada KMG ah si ay ula wareegto guud ahaan dalka Soomaaliya oo ay haatan intooda badan maamulaan kooxo uu ku tilaamtay xagjir

Si kastaba ha’ahaatee Toddobaadkii hore markii wabixin lagu soo daabacay jariidadda The New York Times lagu sheegay in Maraykanka oo diyaariyay Ciidamada Milateriga Maraykanee hawlgallada gaarka, kuwaas oo caawin doona dawladda Soomaaliya si ay u qabsato magaalada Muqdisho.

Xafiiska Wararka Huriwaa,Muqdisho
wararka@huriwaa.com webmaster@huriwaa.com

Categories: Wararka
Tags:

Qoraalkan in feker laga dhiibto waxaa diiday Maamulka warbaahintan

Advertisement href="http://www.gobolada.com/cod/madaxweyneshariif.rm">
Madaxweyne Sheikh Shariif Ma shaley Buu Qaldanaa Mise Maanta Ayuu Saxanyahay?Siyaasada miyaa wajiya Badan? mise shaqsiga ayaa wajiya badan (shalay iyo Maanta)(Dhagayso Barnaamij aan ka diyaariney Wareysiyadii Laga qaaday) By;Shafka

Recently Commented