DOWLAD DADKEEDI CUNEYSO
Keddib markii ciidanka itoobiya uu qabsaday caasimadda Soomaaliya ayaa waddanka waxaa laga abaabulay kooxo ka kooban dagaalyahanadii Maxkamadaha, siyasiyiin, dhallinyaro, ganacsato, aqoonyahanno,culumaaudiin,haween iyo dadweyne badan si ay dagaal uga hortagaan in gummeysi lagu soo rogo geyiga ... |