BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Keydka Xulka>>

Aminarts.com
Aayaha.com
Allwadani
BBC Somali
Cadaado.com
Dalkanews.com

Dayniile
Jamhuuriya
Gobolada.com

Goobjoog.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hadhwanaag.com
Hobyo-one
Irinnews.org
Jowhar.com

MarkaCadey.net
Mudug Online
Midnimo.com
Puntlandpost
Qaadisiya.com

Shabelle.net
Simbanews.com

Somalidoon.com
Soomaalinews
Somaliweyn
Onkod.net
Waagacusub.com

Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Dagaalo ruxay qeybo badan oo ka mid ah Muqdisho oo xalay saqdhexe ka dhacay.
Mar qura ayaa dadka reer Muqdisho waxay la soo tooseen Cabsi iyo Argagax kuwas oo garan waayay meel laga jiro iyo jihada rasmiga ah ee uu dagaalka ka socdo, madaafiic iyo rasaas ayaa mar qura is qabsaday kuwaas oo la is leeyahay waxay ka dhacaysaa meel aan ka fogayn agtaada. ...
Dowladda Gariiga oo Maanta sii deysay Mabaaxiib Soomaali ah oo dhawaan ciidamada Gariiga ay ka qabteen Xadka Wadamada Turkiga iyo Gariiga
Ku dhawaad 10 qof oo Maxaabiis Soomaali ah ayaa Maanta dowladda Gariiga ay sii deysay kadib markii arintaasi dadaalkeeda ay galeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Gariiga....
Dowladda Gariiga oo Maanta sii deysay Mabaaxiib Soomaali ah oo dhawaan ciidamada Gariigu ay ka qabteen Xadka Wadamada Turkiga iyo Gariiga
Ku dhawaad 10 qof oo Maxaabiis Soomaali ah ayaa Maanta dowladda Gariiga ay sii deysay kadib markii arintaasi dadaalkeeda ay galeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Gariiga...
Dowladda Jabuuti oo sheegtay in bisha soo socota ay Soomaaliya u soo direyso in ka badan 450 askari oo qeyb ka noqda ciidamada Midowga Africa
Wasiirka arimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti Max’uud Cali Yuusuf ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay in dalkiisa ay ka go’antahay in Soomaaliya ay u soo diraan 450 askari oo reer Jabuuti ah bisha soo socota si ay ay qeyb uga noqdaan ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee jooga gudaha wadanka Soomaaliya...
Gudoomiyaha gobalka Sool ee Maamulka Somaliland Faarax Askar ooKu daawacmay Miino lugu aasay wadada dhinaceeda,
Gudoomiyaha gobalka Sool ee Maamulka Somaliland Faarax Askar ayaa Ku daawacmay Miino lugu aasay wadada dhinaceeda, lana doonayay in lugu khaarajiyo, markii maanta lugu qarxiyey gaarigiisa oo marayay meesha qaraxu uu ka dhacay....
Ahlusunna oo guulo ka sheegatay dagaalkii Tuulada Warxoolo.
Mid ka mid ah Saraakiisha culimada Ahlusunna Waljameeca oo lagu magacabo Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in ay guul ka gaareen dagaalkii ugu danbeeyay ee ka dhacay Tuulada warxoolo ee degmada Ceelbuur. ...
Qarax Miino oo goordhaweyd ka dhacay magaalada laascaanood.
Qaraxan ayaa lagu waramayaa in Magaalada Laacsaanood ee xarunta gobolka Sool lagula beegsaday gaari uu la socday gudoomiyaha Gobalka Sool ee maamulka Soomaaliland sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayo. ...
Xizbul Islaam oo guulo ka sheegtay dagaalkii ugu danbeeyay ee Baladweyne.
Sarkaalka hogaamiya ciidamada Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaaladii ugu danbeeyay ay guulo ka gaareen, islamarkaana ay si xooga ah magaalada iyo duleedkeeda ugu saareen dhinacyii ka soo horjeeday. ...
Howlgalo ka socda boosooso ka dib dil halkaas ka dhacay.
Ciidamada amaanka Puntlnad Howlgalo ay ka sameynaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ka gadaal markii xalay halkaas lagu qaarajiyay Nin ganacsada ah oo ku sugnaa gudaha magaalada. ...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay rajeynayso in dib loo bilaabo gar gaarka WFP ee Soomaaliya.
Madaxa Xafiiska isku duba ridka arimaha bini’aadanimada ee Soomaaliya Mark Bowden ayaa sheegay in uu rajeynayo gar gaarka qaramada midoobay in uu gaari doono dadka ku tabaalaeysan koonfurta wadanka Soomaaliya...
Al-shabaab oo sheegtay in ay qabteen doon hubsida.
Afhayeenka xoogaga Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud (Cali Dheere) ayaa wuxuu sheegay inay gacanta ku dhigeen dooni hub sida, islamarkaana ay leedahay dowlada KMG ah sida uu hadalka u dhigay. ...
Warsaxaafadeed beenin ah oo la soo gaarsiiyay Huriwaa.com
Waxgaradka beesha maxamuud hiraab ayaa iska fogeeyay kulan la sheegay in ay la qaateen beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed waxa ayna soo saareen warsaxaafadeedkan...
Daganaansho laga soo sheegayo baladweyne
Magaalada baladweyne ayaa saaka laga dareemayaa dagaansho ka dib dagaal maalintii shalay ka dhacay magaalada, iyadoo isku socodka dadka iyo gaadiidka uu ku soo laabtay si caadi ah in kasta oo ay dadka muujinayaan cabsi....
Dagaal daqiiqado socday oo ahlusuna iyo Al-shabaab ku dhexmaray agagaarka Tuulada cosweyne ee Galgaduud.
Iska hor imaad kooban ayaa waxa uu ka dhacay goob aan ka fogayn tuulada coosweyne ee degmada Ceelbuur, iyadoo halkaas ay isku farasaareen xoogaga al-shabab iyo kuwa ahlusunna waljamaaca. ...
Barakac xoogan oo ka socda deegaano hoostaga degmada Ceelbuur.
Barakac aad u xoogan ayaa ka socda tuulooyinka ku xeeran deegaanka war-xoolo oo uu dagaal ku dhexmarayo ahlusunna Waljamaaca iyo xoogaga al shabaab oo isku haya gacan ku haynta halkaas. ...
Dagaal xoogan oo iminka ka soconaya tuulada warxoolo .
Dagaalkan ayaa waxa la sheegayaa in uu gordhaweyd ka qarxay tuulada warxoolo waxaana halkaasi ku dagaalamay xarakada alshabab iyo ahlusuna waljamaca. ...
Noolasha Rikaabkii Lasocdey Diyaarad nooceeda ah Boeing 737 oo ay leedahay Ethiopia oo ku burburtay badda Mediterranean-ka oo laga Deyriyey
Warar ay soo tebiyeen Wakaaladaha Wararka Caalamiga ah ayaa sheegaya in Diyaarad Boeing 737-ah ee leedahay Ethiopia ay ku burburtay badda Mediterranean-ka, Diyaaradan burburtay oo ay la socdeen ku dhawaad 90qof oo rakaab ah ayaa waxay daqiiqado ka hor burburkeeda ka soo duushay garoonka diyaarada ee Magaalada Beirut ee wadanka Lebanon...
Dagaalo iyo Madaafiic sababay dhimasho iyo dhaawac oo galabta ka dhacay Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho
Dagaalo iyo Madaafiic sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta waxa ay ka dhaceen degmooyin katirsan gobolka Banaadir. Gabaldhicii maanta ayaa dagaal mudo kooban socday waxa uu ka dhacay qeybo kamid ah Wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaruntii hore ee Kuliyada Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho oo iminka fariisin u ah Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi....
Xaalada magaalada Baladweyne oo degen iyadoona ay kabarakaceen dadtirabadan kadib markii ay isku farasaareen dhinacyada isaga soo horjeeda
Xaalada Magaalada Baladweyn ayaa Degan Xiligan Kadib dagaalo culus oo barqanimadii maanta ku dhaxmaray gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Ciidamada Ururka Xisbul Islaam iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo isku dhinac ah iyo Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca oo kaashanaya kuwa dowladda KMG Soomaaliya...
Dowlada Mareykanka oo qoxooti Soomaali ah ka qaadeysa dalka Uganda.
Sarkaal sare oo ka tirsan hey'adda qaxootiga ee aduunka Qaramada Midobay ee magaceeda lagu soo gaabiyo UNHCR ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka ay dib u dejin u sameyn doonto qoysas Soomaali ah. ...
Qaramada Midoobay iyo Midowag afrika oo cadaadis ku haya dowlada KMG ah.
ka dib shalay markii ay muqdisho soo gaareen madax ka tirsan qaramada midoobay iyo afrika aya waxa ay la hadleen madaxda dowlada kmg ah iyagona u sheegay in dowlada KMG ah ay fadhiga ka kacdo. ...
Dagaal goordhaweyd ka qarxay gudaha Magaalada Baladweyne.
Wararka laga helayo magaalada baladweyne ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka qarxay dhinac bari ee magalada baldweyne ,iyadoo madaafiic xoogan ay isku adeegsanayaan labada dhinac. ...
Gudoomiyihii hore maxaakiimta ee Gobalka shabeelaha dhexe sheekh Daahir Cadow oo ka soo horjeestay maamulka cusub ee dowlada u magacaawday gobalkaasi.
sheekh Daahir cadoow oo ahaa gudoomiyihii gobalka shabeelaha dhexe oo dhawaan gobalak ay ka qabsadeen alshabab ayaa waxa uu ka hadlay magacaabis uu sameeyay maadwxeyne shariif oo gudoomiye u magacabay gobalak shabeelaha dhexe....
Magaalada baladweyne oo laga soo sheegayo xaalad kacsanaan ah.
Wararka saaka ka imaanya baladweyne ayaa sheegaya in xaaladu ay saaka tahay mid aad u kacsa dib markii ay shalay galab ka dhaceen dagaalo u dhaxeeya kooxihii horey ugu dagaalamay gobalka...
Qarax weyn oo caawa ka dhacay Saldhiga ugu weyn AMISOM ee Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyada Qaraxaas.
Al Shabaab ayaa sheegtay qarax ka dhacay xarunta Cidamada AMISOM ay ku leeyihiin Dugsigii xalane, iyagoona sheegtay in ay halkaas ku laayeen Ciidamo ka tirsan amisom iyo dhaqaatiir. ...
Xispul Islaam iyo Ahlusuna oo isku farasaarey Deegaanka Ceelgaal ee duleedka magaalada Baledweyne
Dagaalo u dhaxeeya dhinacyada kudagaalamaya Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa uu kasocdaa Nawaaxiga deegaanka Ceelgaal ee duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan....
booliiska degmada Xamar weyne oo ku daba jira rag soo xirtay labiska ciidanka oo xalay dhac ka geystay degmada.
ka dib xalay markii kooxo soo qaatay labiska ciidank booliiska ay xalay dhac iyo boob u geysteen dukaamo iyo goobo ganacsi oo ku yaala degmadasi ayaa saaka waxa la garsiiyay fariistaasi saldhiga booliiska....
Maamulka Ahlusunna Waljameeca Degmada Dhuuso Mareeb oo ka hadlay dil Ciidamada maamulkaasi u geysteen laba Nin mid kalena ku xireen.
Maamulka Culumaa'udiinka Ahlusuna Waljamaaca ee Gobolka G/gaduud ayaa faahfaahin ka bixiyay dil ay ciidamadooda u geysteen Labo dhalinyaro ah shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Dhuusamareen...
Midowga reer yurub oo ka arinsanaya xaalada cakarin dalka Somalia ee ka sii dareysa.
Kulamo iyo dood aad u kulul ayaa waxa manta yeelanay ururka Midowga Yurub iyagoo falanqeynaya xaalada dalka somalai ay mareyso madaama dhawaanahaani ay ka sii dareysay. ...
Iska hor imaad saaka dhexmaray xoogagga mucaaradka iyo ciidamada isgarabsanay ee AMISOM iyo kuwa dowlada oo ka dhacay kuliyada jaale siyaad.
Dagaalo ku bilaaw madaafiic iyo rasaas goos goos ayaa saaka aroortii dhexmaray ciidanka AMISOM iyo xoogagga mucaaradka kaas oo weerar soo qaadeen islaamiyiinta xili ay aroor hore ahayd. ...
Human Rights Watch oo baaritaan ku sameynaysa xad gudubyada ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho.
Alloys Habitant Ku xigeenka agaasimaha hay'adda xaquuqda aadanaha ee Human Rights ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaano lagu sameeyo wararka sheegaya in ciidamada AMISOM ay tacadiyo ka geystaan dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihin. ...
Dowlada Masar oo sheegtay in ay dhinacyo badan ka taageerayso dowlada KMG ah ee Somalia.
Kaaliyaha arimaha dibada Qaarada Africa u qaabilsan dalka masar Muna Cumar ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay taageero Caalamiga in ay siiso dowladda KMG Soomaliya xili uu ka hadlayay magaalada qaahira ee dalka Masar. ...
Dadkii ka barakacay baladweyne oo bilaabay in si taxadar leh in ay dib ugu soo laabtaan magaalada.
Qoysaskii dhawaan isaga cararay magaalada baladweyne ayaa bilaabay in si taxadar leh ay guryohooda ugu soo laabtaan ka dib dagaalo halkaas ka dhacay maalmihii la soo dhaafay, kaas oo khasaaro u gaystay dadka shacabka ah....
Qaramada Midoobay oo xeryo qaxooti ah u sameyneysa Soomaalida ku barakacday dalka Yeman.
UNHCR ayaa shaacisay in lagu guda jiro qorshahaasi lagu sameyn doono kaamam ama xerooyin loogu talagalay qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan gudaha wadanka Yemen xili dhibaatooyin badan ay halkaas ku haystaan....
Taliska Ciidamada daraawiishta oo soo dhaweeyay kala diristii lagu sameeyay.
Taliye xigeenka ciidamada daraawiishta dowlada KMG ah ee Soomaaliya afrax cali Afrax ayaa si weyn u soo dhaweeyay kala dirista lagu sameeyay ciidamada daraawiishta, isagoo sheegay in qorshahaas ay wada shaqeeyen iyaga iyo madaxda dowlada KMG ah. ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165  Next



Codka Bulshada

 


©  welcome huriwaa.com    .   webmaster@huriwaa.com